10 Qodob Oo Caawineysa Lamaanaha Kala Fog

Friday 15 February 20130 comments






Waxaan Halkan Kusoo Qaadan Doonaa 10qodob Oo jaceyl Ah Oo Katurjumayo Kala Fogaanshaha Lamaanaha Anagoo Horay Idinkaga Balan Qaadanay Inaan Idin So Gudbinayo 10xikmadod O Jaceyl Ah Isbuuc weliba Mar Hadana waatane Kafaaideyso.


1. Nolasheyda Dhan Inaan Kudaawado Ayaan Doonayaa, Waxaan Doonayaa Inan Bogeyga Kuguhaaysto Habeenkii Oo Idil, Markad Dhaqaqeyso Talaab Weliba Aad Qaado Iney Indhaheyga Kudoogsadaan Ayan Doonayay, Iima Suurto Galeyso Maxaa Yeelay Waqtigaa Nakala Fogeeyay Xubi.


2. Kala Fogaanshahan Kala Fognahay Makala Qeybin Karto Wadnayashena Kumidoobay Jaceyl Dhaba ah, Hadee Noo Dhaxeeyaan Malyuumaad Kiiloo Mitir Xasuusteena Ayaa Sikin Kuso Gooynooy Xili Walbana Xusuusteena Wada Jogto Jirkeyna Uun Baa Kala Fog Qalbi.


3. Qalbi Duufaanada Ayaan Kugu SooDhiibaa HMN Iyo Fariimo Culus O Katurjumayo Xinjiraha Wadnaheyga Uu Kushaqeeyo Waqtiga Xigana Biriqda Roobka Ayaan Kugu Soo Dhiibi Doonaa Nafteyda Oo Idil,


4. Waan Ogahay Ma Imaan Karo Halkaad Joogto Dhib Maleh Waan Kusugayaa Caawa Waana Kuduceysanaya Markan Indhaha Xero Inaan Riyada Kukulano Oo Aan Nafta Kuwadaagno.


5. Kumanaan miles Ayaa noo Dhaxeyo Hadane Kalama Maqnin xubi Waayo Qalbiyadeena Ayaa Mideeysan.


6. Meel Walbo Aad Aado, Wax WalboAad Sameyso, Waqti Walbo Oo Nakala Geeyo, Hadana Baahidaan Kuuqabo Igama Nusqaanto Oo Weli Waan Kusugayaa.


7. Markan kutabo Sawiradada AyaanDaawadaa Xusuus Ban Galaa Lakin Markan Xususto Anagoo Wada JognoWaan Iloobaa Inaan Kala Fognahay Oo Gacmahan Xabadka Kudhajiyaa Anoo Ilmeynaa.


8. Markaad Aniga Ixasuusato Eeg Dayaxa Caleemaha Iyo Quruxda Gudihiisana Eeg Waayo Dayaxa Hadad Eegto Ana Aan Eego Isla Waqtigaas Labadeenaba Waan Wada Aragnaa Halkaas Dayax MarkaQalbi Miyaanan Isla Joogin Ma Anagaa Kala Fog.


9. Markaad Dareento Kelinimo Fiiri Farahaaga inta Banaan Ee Udhaxeyso Kadib xusuuso faraheyga Xiligaan Kubuuxinayay Farahada Inta Kabanaan, waqtiga haduu Noo Saamaxeen Inan Wada Jogno wax dhib Ah maleh Waayo Samirka Ayey Naftena Baraneysaa.


10. Qalbi Saqda Dhex Habeenkii Markaan Gacanta Meel Ebar Ah Kuhaabto Waan Xumaada Waan fikiraa Kutabaa Hadana Waxa niyada Iidejiyo Anoo Aaminsan Maalin Uun In Aad Booskaas Isoo Buuxin Doonto Aan Bogeyga Kugu Haaysan Doono Anoo LadagaalamaaInan Sidaan Ukala Fogaano Markale.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved