Maxay Diinteena Islaamka Ah Ka Qabtaa Maalinta Waxa Gaaladu ay ugu Yeereen Maalinta Jacaylka

Thursday 14 February 20130 comments


Hablaha Media Network waxay ay Akhristayaasheeda ku baraarujinaysaa Munaasabada maanta oo kale14 bisha feberaayo  ay weyneyaan gaalada ama ay u dabaal degaan.

Maalintaan oo ah maallin sifiican ay u weyneeyaan wadanmada reer yurub, waxaana arrintaani ay saameeysay dhalinyaradii muslimka ahaa oo qaarkood si indho la'aan ah u raacay waxa ay galaadu u dabaal degaan iyagoo aanan aqoon u leheen waxa ay u dabaal degayaan.






______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved