Maxaa keena Qancin La’aanta Dumarka Waqtiga Ay Socoto ciyaarta Sariirta ??

Thursday 7 February 20130 comments





Inta Badan Dhalinyarada Soomaaliyeed waa kuwa wehel u ah Doobnimada, waxaase badanaa ku yimaada Fashil waqtiga ay guursadaan iyagoon awoodi karin Qancinta Dumarka.

Waxay dhalinyaradeenu iska dhaadhiciyeen ineeysan waxba kala maqneen guurka iyo nolosha macaan ayna lawada qabsadeen isticmaalka gacmahooda ( siigada) iyadoo ay sameen badan ku leedahay noloshiisa.

Qofka
Daris la noqda Siigada ma lahan dareen farxadeed waqtiga Gogosha waxa uuna la qabsaday Itsicmaalka Gacantiisa oo xor ah,

Raaxada Sariirta waxa ay ubaahantahay kalsooni Raganimo iyo ilbaxnimo ka badan mida aad adigu fileeyso , qancinta haweenka waxay sahleeysaa inaad ku nagaatid gurigaaga. 

Qoys isku faraxsan waxaa lagu sameeyn karaa inaad qanciso reerkaaga hadaba Akhriste bilaaw maantaba inaad naftaada dhiira galisid samee dadaalo fara badan si aad u kasbatid Qanaacada Xaaskaaga. 





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved