Madaxweeynaha Soomaalia: Qaadka Waa Cadowga Umada Soomaaliyeed Wa In La Joojiya Gabi Ahaanba

Thursday 7 February 20130 comments




Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaliyeed Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo Si Weyn U taageeray La dagaalanka Qaadka kuna baaqay in ololaha ladagaalanka qaadku Wadankii Yimaadaan.
Madaxweynaha ayaa Mahadcelin iyo dhiiro gelin kadib wuxuu sheegay in loo baahan yahay in si wada jira looga hortago Qaadka oo uu kutilmaamay Cadowga ummada Soomaaliyeed
Madax weynaha ayaa mar uu la hadllayey warbaahinta dalkan ingriiska sheegay in qaadku kuhayo dhibaato weyn dhinaca Bulshada iyo Nabadgelyyo xumidana uu qayb ka yahay
Mar uu Chanel 4 wadankan ingiriisku weydiiyey in arimaha qaadka ee dalkan ingriiska ayuu ugu baaqay in uu soo dhaweeynayo hadii la mamnuuco.

Isagoo hadalkii Sii watana wuxuu sheegay in Dawladiisu ay soo bandhigi doonto Siyaasad ku aadan sidii Qaadka looga hortagi lahaa.

wuxuuna ugu baaqay ololaha la dagaalanka qaadku inay wadankii yimaadaan oo ay shaqo ka bilaabaan.

Hadii aanu nahay bahda la dagaalanka Qaadka waxaan u mahad celineynaa Madaxweynaha Ku dhiiraday inuu wax ka qaban doono wax alaale wixii maxquula oo ay kujirto Danta Dadka iyo dalka .


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved