Ma dhabaa in la’iibiyay Domain-kii Soomaaliya? (Daawo Sawir muujinaya iibkaasi)

Monday 11 February 20130 comments





Sawir Gacmeed uu sameeyay Amiin Caamir ayaa waxaa lagu muujiyay in Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Ciilmooge uu lacago aad u badan kala baxay Domain-ka Soomaaliya.

Domain-ka Soomaaliya ee (SO) ayaa waxa uu kamid yahay hantida dalku leeyahay ee in lagu xadgudbaahi ay dhibaata weyn abuuri karto, waxaana hadii ay arintaasi xaqiiqowdo soo bixi kara in dowlada Soomaaliya musuqii ay sheegtay in ay ladagaaleyso ay durbadiiba iyadu bilaawday.





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved