Daawo Sawirada Gaariga Aduunyada ugu qaalisan oo lasoo Bandhigay iyo lacagta lagu rabo ood la yaabeyso

Monday 11 February 20130 comments



Muwaadin Carbeed ayaa so bandhigay Gaariga ugu qaalisan Dunida , Gaarigan ayaana la sheegay in qiimahiisu uu gaarayo 3.4 malyuun Doollar ka Maraykanka ah .


Gaarigaa ayaa leh astaamo gaar ah oo aad ka arki dontaan sawirada Xawaarahiisuna waxaa uu ku jari karaa 60 mayl 2.7 ilbiriqsi , waxa uuna yahay mid kamid ah Gawaarida ugu qurxoon ee xiligan Dunida laga isticmaalo.

Goobta lagu iibinayo gaarigan ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Milyineero lacago badan heesta kuwaa oo doonaya in gaarigaasi eegaan hadii uu anfacana iibsadaan.










______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved