Layaabka dunida Nin Xaaskiisa ku furay Isticmaalka Twitter-

Friday 15 February 20130 comments





Ninkan oo aan magacaiisa la shaacin ayaa afadiisa ka codsaday in ay cinwaankaas iska baabi’iso, kadib markii uu ogaaday in ay bogga Twitter-ka ku leedahay asxaab tiro badan oo isugu jira rag iyo dumar.

Hayeeshee arintaa ayay ka biya diiday waxa ayna diidmada keentay in ay qoyskaa halkaa ku bur buro waxa uuna ninkii go,aan ku gaaray in uu furaa xaaskiisa maadama uu ku gacan seeray in xaaskiisa ogolaato dalabkiisa .

Furiinka xaaskiisa ayaa ku nqoday culays xoogan waxa ay arintana isku bedeshay ka daroo Sicii Dibi dhal kidib markii ninkii lugu amray in uu bixiyo lacaag ganaax ah oo


lugu sheegay in uu si kadis ah naagtiisa u furay sidaasna uusan dhaqanka deegaanka ahayn .


Xaaska ninkan ayaa iyadu ku sii adkaysatay inay cinwaanka laga masaxay soo cesheto, iyadoo sheegtay in saygeedu ku qaldamay, waxaanay qaar ka mid ah qoyskoodu sheegeen in lammaanahani goosteen inaanay dib isugu soo noqon, kadib markii lacagta dib-u-heshiisiintooda lagu xidhay issa sii laban laabtay. 




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved