Layaab: Hooyo 40 sano jir calaf doon ah oo ishegtay in ay facebook ka rabto nin dacad ah? (Dacda Layaab Leh)

Saturday 2 February 20131comments




Dhacdoyinka facebook iyo bishiiba halmar waxadna uga barateen qoraaga dadada yar ee Ashraf Yare & Warbaahinta Caalamiga ah ee  Hablaha Media NetWork(HMN) . www.hablahacom oo boqatay  barta facebook aan ku lenahay ayaan waxan kula kulanay hooyo dadeedu lagu qiysay 40 sano ilaa 50 sano jir aadne u is ticmasha  allada cusub ee facebook.

Waxaana weydiiyay su aalo badan kuwaas  oo ay qaar ka jawabtay qaarna ay ka xishooshotay su' aasha ,  Hooyo waxad tahay qof aad weyn waxadna is ticmasha facebook maxad dan ah oo aad ka ledahay? 

2: maxaa dan ah oo kugu qasbay facebook in aad balawad caml ka dhigato ? jawabo gaa gaaban.

Facebook marka hore waxan u so galaa in aan ka helo  gayaankeyga. 

2 : waxana uga bartay dhalin yaro aan la qaraxeeto oo aan aad uga helay runtii mararka qaar maba is moodo in aan 40 sano jir an ahay waxan isku qiyasaa 25 sano jir balse waxan arkaa
caruurteyday oo hooyo i dhahaya markas ayaan is tabaa oo aan yara xoshodaa.

Facebook inta aan is ticlamayay waxana igu yaab badnaa wiil yar oo 20 sano jir ah uu gabar yar ii maleynayay balse aan mudo wada soconay markii aan ushegay sanadkeyga ayuu iga cararay jaceyl dhab ah uqaday facebook markaas ayaa igu yaab badneed ilahadane,waan wadaa wayo kama maarmo Alada casriga ah ee facebook.

Waano yar ee ku socota hablaha isticmala facebook fadlan wiilasha guurka u fududeya adinkane waxaa idinku socda time ama waqti  sidas ogada mahadsanidin.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

+ comments + 1 comments

28 December 2016 at 06:55

JaamaCCartan@gmail.com

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved