Gabar yahay waxa laguu hayaa tallaabooyinka uusan gacaliyahaaga kaa soo daahi Karin ee raac

Tuesday 19 February 20130 comments




Haweenku   waxa ay markasta  ay watigeeda ugu badan ku qaadataa gurigeeda  iyadoo ay yaryihiin xaasaka kataga guriga oo shaqada aado , hadaba gabar yahay HMN ayaa talaabooyinka  kusiinaysa  ee raac waa hubaal in aad kaga guuleysanayso  naagaha kale.

Ka dhig gurigaada mid ka bedalan guryaha kale adiga oo ka nashqad  ahaan ka gedinaya , waxa ay kuu horseedaysaa in heblaayo gurigeeda ma  aragtay lagu dhaho  kaliya ma aha in intaa lagu dhaho ee gabar yahay kadhig mid nadiif ah oo gacaliyahaaga ka qeyliyo.

Fadhigaagu ha ahaado mid aanayn ku dhegsanayn derbiga yuusana ahaanin wax tirada kabatay , ka dhig mid  jiljileecsan oo l isku tuuri karo xili is bursiga iyo wada baashaalidda .

Jiif kaagu ha ahaado mid usamysan qaabka wadnaha oo kale  gogolka korena ha ahaado mid  kuburleet kan ugu marada wacan ah hadaba waxa aad macaankaaga ka dhigtay mid  usoo urdo guriga .

in tabadan raggu waxa ay aad u jecel yihiin naagta guriga qurxan hadana nadiifka ah , oo   marba dhan u yaalla  ; waa in aad ogarawsanaato in uu ninku jecel yahay qaabkan naagta sameysa .

Qolka  ciyaarta sariirta ha ahaado mid si qaas ah loo qurxiyay derbiyadiisuna ay ku dhegan yihiin ubaxyaallo kala cayn ah oo aad marba dhan aad u bedesho  ,gacaliyahaagu wuu usoo ordayaa xilli kasto uu kasoo tago shaqada  oo meelo kale makaa aadayo illeen meel qurxan baad u diyaarsataye.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved