Ma Dooneysaa in aad wax ka Baarto ama ka ogaato Jaceyl Booqo Darbiga Jaceylka ee Paris++(Sawirada)

Tuesday 19 February 20130 comments

Waxaa Jira Maahmaah Ajnabi ah oo leh Hadii aad Doonayso in aad Baarto jaceyl ama aad wax ka ogaato waxaad Tagtaa Magaalada Paris Caasimada Roomantiga Caalamkga ah taasi oo caan ku ah jaceylka iyo sida loo qadarinayo.


Waxaaa ka muuqada Magaalada Paris waxyaabaha la xariira jaceylka iyo isu muujinta kalgaceylka iyo jumladaha qurxoon ee lagu doonayo in lagu qanciyo ruux nafta kula qeybsanaya.

Hadii aad doonaysid in aad cabirto jumladaha Roomaantiga adiga oo adeegsanaya Luqadaha iyo Lahjadaha kala duwan waa in aad soo boqataa Darbiga Jaceylka ee Kuyaala Magaalada Paris.

Darbigaasi ayaa waxaa uu yahay midkii ugu weynaa ee lagu cabirayo Jaceylka waxaa ku dahaaran in ka badan 300 oo ah kalmada Waan ku Jeclahay iyada oo lagu sheegayo 300 oo luqadood.



_____________________________________________________________

Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved