Gabadhyahay Seygaaga qalbigiisa Sahal ku gal Talo Muhiim ah

Sunday 17 February 20130 comments




Lamaane walbo waxa ay jecelyihiin in noloshoodu noqoto mid ka duwan tan Soomaalida kana macaan wax walboo dhadhama , hasa ahaatee hablaha.com ayaa fikrad aad uyar kugu kordhinaya si aad unoqoto Xaas leh nolol lagu qanacsanyahay.

  •  Seygaada ood marwalbaa ka ilaalisaa waxyaalaha murugada badan waxeey keentaa in Farxadiisu heer jawi degan ah iska taagnaato , farxada seygaaduna waxa ay kuu sahleeysaa in noloshiina idiin macaato.


  •  Waqtiyada uu guriga joogo sii kalmado dhiira galin ah ku saabsan hadba waxyaabaha qalbigiisa ku weyn ee uu talooyinka uga baahanyahay , fikirkaaga mar walbo raacsii mesha uu isagu aadka ujecelyahay.


  •  Marka uu asxaabtiisa lajoogo unoqo mid uu kugu faano , qalbi jilcan kula hadal inkastoo maalin kasta iyo mar kasta ay muhiim tahay inaad u jilcanaato seygaada balse marka ay saaxiibadiisa la joogaan haka xishoon inaad ereyo macaan kula hadasho .





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved