Farxiya Fiska Oo Warqad Furan U Dirtay Dhamaan Websie-yada Soomaalida Daawo Muuqaalka

Monday 4 February 20130 comments






Boqorada waayadaan danbe la qaban la’yahay Farhiya Fiska oo Warqad furan Soo Gaarsiisay Boggeena Facebooka Ayaa Sheegtay in wax laga xumaado ay tahay heesaha ay qaado in lagu dhaleeceeyo oo loo tarjumo in ay ku weeraryso Bashiir Hanuuniye oo ay ka warantay in aysan waxba Is dhaafsan dagaal faneedkiina uusoo af jarmay .











______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved