Fanaanka Dalmar yare oo Si Gaara U Amaanay Mid Ka Mid ah Fanaaniinta Dumarka

Saturday 23 February 20130 comments



Fanaanka Dalmar yare   Ayaa Si Lama Filaan ah Shaaca Uga Qaaday Amaana Kala Dul Dhacay Mid ka Mid ah Fanaaniinta Dumarka Fanaanadaas Oo Inta badan loo malaynayay inuu dalmar xiriir la lahaa ka hor inta aan labada fanaan laba nolal aysan kala sameysan .

”’Gabar Walba Fanaan ah Xageyga Qiimo Weyn ayeey Ka Leedahay Balse Waxaan Xusayaa Soo Carabaabayaa  Fanaanadda Farxiya Kabayare oo Aan La sameeyay Heeso Aan Caadi aheyn oo ruxay inta badan taageerayaashayda heesahaas waxaa kamid ah Dhunkasho Iyo Dayniile Oo Ah heesahayga kuwa aan ugu jeclahay Ayuu yiri Al Fanaan Dalmar yare



Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Labada Hees Ee Uu Dalmar Yare Carabka Ku Dhiftay  








______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved