Fanaanada Fartuun Birimo oo wacdaro ka dhigi rabta magaalada Muqdisho.

Wednesday 13 February 20130 comments



Fanaanadda Caanka ah ee Soomaaliyeed Fartuun Axmed Sahal (Fartuun Birrimo) oo ka mid ah Fanaaniinta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa qorshaynaysa dabayaaqada isbuucan in ay ku qabato Bandhig Faneedkeedii ugu horeeyay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, kadib markii la xaqiijiyay ammaanka Gobalkan Banaadir.









______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved