Dowlada Ethiopia oo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn sameysatay kulana dagaalamaeysa ................

Saturday 16 February 20130 comments








Warar lahelay ayaa waxa ay xaqiijinyaaan in dowlada Ethiopia ay sameysatay diyaaradaha aan cidina wadin oo ay dooneyso in ay kula dagaalanto Dagaalamayaasha Shabaab ee kadagaalama Soomaaliya.

Sameysashada diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Ethiopia ay dooneyso in ay kula dagaasho Shabaaka ayaa waxaa lagu qoray wargeys kasoo baxa dalka Suudaan.

Ethiopia ayaa waxa ay deris latahay Soomaaliya waxaana dalka Soomaaliya ka jooga ciidamo tira badan in kasta oo aysan kamid aheynd ciidamada AMISOM.

Waxaa dad badan ay isweydiinayaan qaabka hadiii diyaaradahaasi Ethioipa ay u sameysatay ladagaalnka Shabaab sida ay shacabka Soomaaliyeed uga bad baadi karaan iyada oo la ogyahay qaabka diraayadaha aan duuliyaha leheyn oo Mareykanku Isticmaalo Shabac badan oo aan waxba galabsan loogu laay




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved