DEG DEG:Dagaal culus Oo ka Bilowday Gudaha Magaalada Kismaayo

Saturday 23 February 20130 comments


Muqdisho(HMN) Wararka naga soo gaaraya magaald Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa ku waramy in maanta brqnimdii uu halkaa ka bilowdy dagaal u dhexeeya ciidamad dowlda Soomaaliya iyo kuwa Raaskaambooni  ee ku wada sugan ilaa hada ma cada wxa sabby dagaalka bale warrka ayaa sheegaya in dagaalku uu ka bilowday saldhigga boolska magaalada Kismayo halkaas oo ay isku fara saareen labda dhinac.



Dagaalka aya la sheegay inuu markii danbe ku faafy qeybo badan oo ka tirsn magaaalada Kismaayo ilaa hada lama sheegi karo qasaaraha dhbta a ee ka dhashay dagaalka oo wali ka socda gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose.Isgaarsiinta magaalada Kismaayo ayaa hawada laga sary waxaana yar wararka lag heli karo magaalad.





Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo ciidanka Raaskaambooni ee la sheegayo in dagaalk maanta socda uu u dhexeeyo ayaa kasoo wada qeyb galay qabsshda magaalda Kismaayo markii laga saryey ururka ashabaab,masuuliyiinta maamulka kumeelgaarka h ee magaald kismaayo ayaan ilaa hada wax war ah kasoo saarin dagaalada maanta ka bilowday magaalada kismaayo wixii warar h ee kusoo kordh dagaalk ka ocda Kismaay waxaan idiinku soo gudbin doonaan wrarkeena danbe.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved