Dal Islaam ah oo Dagaal uu dumiyay oo markii ugu horeeysay Dumarkii Milatari laga dhigay...(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Monday 18 February 20130 comments


Waxaa markii ugu horeeysay inta Taariikhda la ogyahay oo Ciidamo Milatari ah laga dhigay Dumarka dalka Afghanistaan oo in mudo ah aanan ka qeeyb qaadan Ciidamada xooga dalka Afghanistaan ama dagaaladii ahliga ahaa ee halkaas ka dhacay. 

Dumarkaan oo Muslimiin ah waliba Qalab casri ah oo Kaamerooyin wata lagu rakibay waxaa loogu tala galay in ay baaraan Haweenka laga shakiyo inay wax qarxin rabaan ama dumarkii loogu tago Guryaha iyaga oo Qaraxyo ku diyaarsanaya ama maleegaya.





Ciidamada Taalibaan ee ka dagaalama dalka Afghanistaan ayaa ka digay in Dumarka dalkaas Ciidamo ay noqdaan waliba raga ka bar bar dagaalamaan balse Haweenka iminka laga dhigay ciidamada Milatariga dalkaas ayaa tababar culus loo soo xiray waxaana intooda badan u qarsoon Wajiga iyo afka waxaana laga safay Hubka ay wataan ciidamada Mareeykanka mid la mid ah. 



















______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved