Daawo:Ronald Noble oo Magaalada Muqdisho kasheegay hadal Layaabeen Madaxda Booliska Soomaaliyeed

Wednesday 6 February 20130 comments

Xoghayaha Booliska Aduunka Ronald Noble oo Gaaray Magaalada Muqdisho Xarunta Wadanka Soomaaliya ayaa  shaaciyay In at Ayaga Bixin doonaan Daynta Lagu Lee yahay Booliska Soomaaliyeed.




Iyadoo dhawaan Xiriir Wada shaqeynayd uu U bilaawday Booliska Aduunka Iyo Booliska Soomaaliyeed Ayaa Magaalada  Muqdisho Waa Markii Ugu Horeysay Soo gaaray Xubno Ka socday  Booliska Caalamka uu Horkayay Mr Ronald Noble oo ah Xoghayaha Booliska Aduunka.

  HALKAAN  HOOSE KA DAAWO  HADALKAASI 








______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved