Asiga ayaan jeclahay oo Ragga dhan baan ka doortay balse asiga waxuu igu yahay Caaq aan jaceyl aqoon!!!

Friday 8 February 20130 comments


Dhacdo xanuun badan oo dhaxmartay lamaane Somaliyeed ayaa waxay ka bilabatay gaari Bas ah dhaxdiisa.

Safiyo waa gabar 19 sano jir ah ku dhalatay Magalada Mugadisho gaar ahaan xafada laba dhagax kuna bar bartay islaxafadas. Safiyo wax barashedeeda Hoose dhexe ilaa Dugsiga sare waxay ku soo qadatay Imaamu Shaafici School.

Safiyo waxay aheed gabar alaah ku maneestay qurxada iyo adabta wanaagsan ee dumarka , intaas waxaa usii dheeraa Safiyo dhoola cadeyn mar waliba taas oo ay ka dhigan tahay waji furan mar waliba ardayda iskuulkane aad ay u jecelyihiin Durbada ay soo socotana ladaremo qof aad u wanaagsan in ay wadada ku soojirto.

Maalin maal maha makamid ah ayeey gaari bas ah soo racaday ayada oo xafadeeda ku soojedaa ayeey korsiga danbe waxaa mar qura indhaheeda qabtay wiil yar oo qiyaas ahaan da diisu tahay 25 sano jir ah isla markiiba Safiyo way ka heshay waxayna ku tiri walaalka adiga oo raali ah Ardayda dugsisare ee Imaamu Shaafici miyaad ka mid tahay iyo erayo kale oo soo jiidasho leh balse wiilkii oo xishanaya ayaa ku jabay abaayo Haaaaaaaaaaaaaa. Mansha alaaaah sanadkaan ayaad dhameyneesaan sax abooowe. Wiilkii oo xishood ku jira ayaa ka jawabay su aalahii Safiya.

Safiya ayaa waxaa ku celisay wan daga aboowe ee magacaaa adiga oo raali ah ? Salmaan abaayo adne ? Aniga magac labo maha waaa Safiya. Okey Aboowe barasho wanagasan.

Haye abaayo. Sorry aboowe markale ma isiin kartaa telkaga.
Yes why not, Qoro abaayo, halkas ayaa lagu kala qatay telkii waxana les la garay xafadii ileen lesma yaqano waxana layahay isku xafad oo Safiyo ayaa
aheed gabar maqabiyo ah oo inta badan guriga in ay ka baxdo looma ogala. Safiyo aad ayeey uga heshay Salmaan.

Balse Salmaan waxas ugama cadeyn oo ma aheyn nin waxas dhan u soo jeda waxaa u sideed ku dhameysaa fasalka ugu danbeya dugsiga sare. Safiyo jaceyl ayeey uqaday Salmaan maxasa dhacay. Safiro sariir ayeey la fuushay jaceylkii Salmaan bale ma dareensana salmaan.

Salmaan ayaa soo wacay telka guriga waxana ka qabtay Safiyo hooyadeed kuna tiri yawaye adiga oo raali ah. Salmaan oo xishoonaya ayaa ku yiri hooyo waxan rabaaa Safiyo .

Safiyo ayaa loo dhibay wana ay iska oysay ileen qof caashaqu galay weeyane, Salmaan waa amusi wayay balse waxay ushegtay in ay jeceshay Salmaan waa uma jawabin uma xeren telkii ayuu ku qaboobay oo mel uu joogo iyo mel kale buu kala garan wayay Salmaan. Safiyo waxay ka bixi weysay Hellow

Salmaan Aboowe shibta ayuu ku dhameyay sacadii oo idil. balse arinku waxuu ku dhamaday labadii tel oo kala yala iyo safiya oo yaban maxa ku dhacay Salmaan ku heysa,,,,,,, Hadaba maxad dhihi laheed salamaan aqristow xalkiisa waa laga yaban yahay, Safiyane waxahaya Jaceylka Salmaan……




_____________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved