LAYAABKA DUNIDDA:- Hooyo 102-sano Jir ah oo waxbarasho gashay!++(Sawiro)

Friday 8 February 20130 comments


Waa hooyo u dhalatay Dalka Shiinaha waxa ay jirtaa 102-sanno waxa ayna iminka bilowday waxbarasho iyada oona fadhiisatay Galaaska Koowad ee dugsi hoose

Hooyadaani oo lagu sheegay inay tahay Hooyada ugu da’da weyn marka la eego Dalka Shiinaha ayaa waxa ay hadana noqotay Ardayga ugu weyn dalka Shiinaha taasoo dad badan ku beertay uur kutaalo iyaga oona dib usoo jeeclaaday dadkaasi waxbarashadda

Xukuumadda Dalka Shiinaha ayaa Hooyadaasi ku dhiira-galisay inay iska wadato waxbarashadeeda maadama ay iminka ogaatay faa’iidada ay leedahay waxbarashadda

Si kastaba ha ahaatee Hooyadaani oo iminka jirta 102-sanno ayaa waxa ay noqoneysaa Hooyada ugu da’da weyn dalka Shiinaha waxa ayna taasi layaab ku noqotay shacabka dalka Shiinaha.

DAAWO SAWIRADDA:-


www.hablaha.com






______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved