Al Qaacidada Dalka Mali oo Ciidamada Faransiiska dhabar jabin ku bilaabay & Xabada oo si Live ah u socota++ (Video)

Tuesday 12 February 20130 comments





Inta badan magaalooyinka ugu waa weeyn ee ku yaala Waqooyiga dalka Maali waxaa 3 Isbuuc ka hor si nabad ah kula wareegay ciidamada Milatariga dalka Faransiiska oo ay kabayaan kuwa dawlada Maali iyo ciidamo kale oo ka socda Jamuuriyada Chad. 

Halkaan ka Daawo Xabada oo socoto & Ciidamada Faransiiska oo la dhabar jabiyay

Magaalada Gao oo ah magaalo Istiraaji ah oo waliba xuduud la leh dalka Aljeeriya waxaa iminka ka bilaabatay dhabar Jabin iyo Rasaas la la beegsanayo Ciidamada Milatariga Faransiiska iyo kuwa dawlada Maali oo aagaas dhawaan kala wareegay  Al Qaacida gaar ahaan kuwa ka dagaalama Waqooyiga dalka Maali.

Dagaalka ka socda deegaanadaas oo wali gaarin mudo bil ah waxaa ilaa hada is Qarxiyay 2 ruux oo naftood hurayaal ah inkastoo aysan geeysan dhimasho fara badan marka laga reebo ilaa labo qofood . 






______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved