Daawo nabadda Muqdisho iyo halkudhigyada cusub ee dhalinyarada Muqdisho, warbaahinta caalamka oo la yaabtay.

Tuesday 12 February 20130 comments




Kadib Markii ay yaraadeen dagaaladii iyo madaafiicdii ka dhici jirtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho waxaa ay bilaabeen in ay si nabad galyo ah uga shaqaystaan dhinaca Badda islamarkaana ay si cabsi la aan ah madaxa , dhabarka iyo garbahaba ugu soo qadaan kaluun nooca  waa wayn ee loo yaqaano Shark kaasi oo loo iibgeeyo Suuqyada caalamka.


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved