Aabe Soomaaliyeed oo si naxariis dara ah u Gowrcay Xaaskiisa oo u dhashay ilaa 9 Caruur ah (Dhacdo Xanuun Badan)

Tuesday 5 February 20130 comments





Waxaa Maalintii shalay Deegaanka Bacaad Weyn ee Gobolka Mudug ka dhacday Dhacdo aad u xanuun badan ee la murgeen Dadka kunool Deegaankaasi kadib markii Nin uu halkaasi ku Gowracay Xaaskiisa oo ilaa 9-Caruur ah u dhashay.

Ninkan Naxariista ka guurtay ayaana lagu Waramay in Xaaskiisa hada umul aheyd una heesay ilaa 9-Crauur ah uu marsiiyay Toorey af badan kadibna uu halkaasi ka baxsaday markii uu hubsaday in gabdha ee nafta ka baxday xili ee Hooyada la Gowracay ee dhinac fadhiyeen Qaar kamid ah Caruurteeda.


Gudoomiyaha Deegaanka Bacaadweyn ayaa Warbaahinta u sheegay in dhacdadan ee dhacady aadna uga naxeen markii ee Maqleen iminkana ee ku raad joogaan sidii loo soo qaban lahaa ninka gacan ku dhiiglaha ahaa ee dilay Xaaskiisa.

Gudoomiyaha ayaana sheegay in Ninkan dilka geestay eesan ku ogeyn waali badan walina eesan ogaan sababta keentay in uu Gowraco haweeneydaas ilaa 9-Caruur ah u heesan iminkana ee wadaan baaritaan la xariira sida ee wax u dhaceen iyo soo qabashada gacan ku dhiiglaha.

Waa mid kamid ah Dhacdooyinkii ugu xanuunka badnaa ee ka dhaca Deegaanka Bacaad Weyn ee Gobolka Mudug iyadoona dadku eey aad u hadal hayaan falkaasi meesha ka dhacay ee dadka qaarkiis ku reebay naxtin iyo mahadho.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved