YaabKA Yaabkisa:-Gabar Xijaaban Oo Wax Xadeysa Xili La Adimaya ++(Video)

Tuesday, 29 January 20130 comments



Dhacdadan ayaa dhacday Xilli Maqrib ah salaad la adimayo waxaana Qofkani dumarka ah ay wax Boojeynaysaa Iyada oo Xijaaban salaadna la adimayo.


Muuqaalada Yaabka leh iyo dhacdooyinka nuucaan oo kala ah oo Warbaahinta nalaqosol.com sida joogtada ah idinku soo gudbiso ayaa waxa ay warbixintan muuqaalka ah tahay midii ugu yaabka badneed ee dhawaanahan aan idiin soo helno.

VIDEO -ga Yaabka leh Halkan ka Daawo



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved