Xukuumada Dalka Iiraan oo Gantaal halis ah Daanyeer Darawal uga dhigtay & Dunida oo arintaan cusub ka qeeylisay ++(Video) !!

Wednesday 30 January 20130 comments






Qeeylo dhaan daran ayaa ka soo yeertay dalalka reer Galbeedka gaar ahaan kuwo ay sida weeyn iskugu kacsan yihiin Madaxweeynaha dalka Iiraan Mr.Mahmoud Ahmadinejad. Telefiishinada reer Galbeedka ugu caansan waxa ay buun buuniyeen Daanyeer hawada sare loo diray oo Darawal looga dhigay Gantaal cusub oo ay soo saartay Dawlada Iiraan .

Halkaan Daawo yaabka taagan Daanyeer Gantaal hawada u kaxeeyay ka dibna dib u soo celiyay

Gantaalkaan cusub oo lagu sheegay in uu yahay mid Hanjabaad ah waxaa loo fasirtay ama dalalka Mareeykanka iyo xulafadiisa ay sheegeen in uu Madaxweeyne Mahmoud Ahmadinejad kala jeedo hadii dalka Iiraan la soo haweeysto in ay Dagaal galin doonaan Xayawaaanaadka IWM waliba aysan ka dhiman doonin Askartooda inta badan.

Gantaalkaan cusub oo ku shaqeeya dhiiga Xayawaanaadka waxa uu gaari karaa dalal aad uga fog wadanka Iiraan waxaana Hanjabaadaan loogu dan lahaa dalka Israel. Arinta ugu Qosolka badan ee Caalamka ka yaabsatay ayaa eheed Dawlada Iiraan oo sheegtay in ay sameeysatay Gantaalo kale oo ay Darawal ka noqon karaan Jiirka/Dooliga iyo Diidiinka (yaab)



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved