sheeko cajiib ah naagaha jecel black american man oo ....

Friday 25 January 20130 comments





hada kahor ayaa gabar kunooleed wadanka UK ayaa waxay aad u jeclayd nimanka ajaanibtaa waxay jeclayn markasta wiilasha madowha in ay la socoto ama xiriir lasamayso maba jeclayn wiilasha walaalaheeda ama ay isku diin iyo isku dhaqanka yihiin waxay wadaba kadaba carartaba waxay ku dhacday bohol aad u macaan kkk waxay baratay wiil waliba waliba black ah hade waa black noocee ah waa liisku ganbanyahay waxay baratay wiil soomaliya oo kadhashay beesha jarer wayne waxa ay wadaba lasocotaba waxaa galay jacayl aad u wayn oo ilaa heer mustaqbal ah waxaa dhacday in ay is guursadaan iyadoo u mooda in uu yahay black americaan mudo dhoor sanaa ayaa la is qabay mana aysan ogaan ninkaan muslimkaa oo walalkeeda in uu san ahayn noocii ay rabtay oo ahaa black americaan maalinkasta asxaabteeda familkeda waxay ku dhahdaa waan kuursaday waliba dooqaygii waxaan helay nin black american .

oo cida reer obama inaba caadi maaha ninka aad ayuu ii jecelyahay anigana waan kadaranahay ninkaan wuxuu dhibsaday naagtaan maalinkastaba ku faanayso waxa uusan ahayn asaga si uu ugu sheegana wuu aqoon waayay ileen asaga ayaa ku guursaday waxaan ahay black americaan wadankaana waxaan u imaaday waa ganacsi maalin ayaa waxaa dhacday in hooyadeed lasoo hadasho oo ay gabadhiina dhahdo hooyo waxaan guursaday nin black americaan oo obama cidihiisaa ala waa ii gashay hooyo

ninkii intuu is celin waayay ayuu dhahay hee hooyo beenta kadaa aniga miihi dadkaas gabadhii ala hooyo ninka waa jarer soomali ala wuu i qiyaamay ala hooyo ninka kacarar looma adkeesan karo shiirkooda jarerta waxaa iswaydiin mudan ileen waaba dooqeede maxay uga cararaysaa ninkaan ku diintaa ku dhaqankaa ku dadkaa kaas aan faraceena ahaynba waa ay rabtaye ma jarer ayaa jarer dhaama ??? qaladna yaan la ii fahmin waa arin dhacday waxaa iga su aal ah ninka maa qaldan mise naagta ayaa qaldan guurkaas wax maka jiraa mise waa qiyaano oo waa xaran


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved