Cilmi baaris ay sameeyeen aqoonyahano u dhashay London ayaa waxey suura galiyeen in Saxarada shinbiraha laga sameyn karo saabuun. Shinbirahaan ayaa lasiinaaya cunto qaas ah si ay u soo saaraan Saxaraha ka sameysan bakterida disha wasaqda. Sida lagu daabacay Anorak, Talaadadi (22/1/2013).
Sida ay ku soo saareen cilmi baaristaan video soconaayo hal daqiiqo oo lasoo galiyay youtube akun ka GeoBeatsNews ayaa waxa lagu qeexay sida u shaqeyneyso in Saxarada shinbiraha laga sameeyo saabuun magaaladana u noqoto mid ka nadiif ah saxarada shinbiraha.
Hadii lagu guuleysto project-gaan ayaa shacabka London khaas ahaan waxey ka nasan doonaan Saxarada shinbiraha oo marwalbo uga saxaroota gawaarida.
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment