Hablaha Media Network (HMN) Fanaanada da'da yar ee Qaali Ladan ayaa sooo saartay muuqaalka heests "Kacawee Banaanada", erayada heesta waxaa sameysay Xalimo Koronto halka laxanka uu saaray Xuseen Shire(Cayaar Jecel).
Qaali Ladan ayaa si qurux badan heesa Kacawee ugu raaxeysatay, iyadoo weliba qaab cajiiba usoo labisatay, waxaana fanaanadu lasoo baxday muuqaal il qabad leh iyo jiliin wanaagsan.
Halkaan ka daawo muuqaalka heesta.
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment