Warfaafinta Brazil ayaa sheegaysa in ugu yaraan boqol iyo siddeetan qof ay ku dhinteen dab ka kacay caways ku yaalamagaalada Santa Maria. Dad dhowr ah ayaa isbitaalka loo qaaday.
Warfaafinta magaalada ayaa sheegtay, in dabka uu bilaabmay labadii habeenimo markii ay kooxda cawayka ka ciyaaraysay ay cirka u riday baaruuda dabaaldaga ee iftiinka badan bixisa.
wararka ayaa sheegaya, in cawayska uu lahaa hal albaab oo laga baxo markii uu dab kaco. Santa Maria ayaa ah magaalo jaamacadeed waxayna u badan tahay in dadka dhinatay ay u badan yihiin arday.
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment