Atariishada muuqaalka qurxoon ee Karishma Kapoor ayaa soo wada filim Qosol ah, iyadoo atariishadu sheegtay in markaan ay dooneyso inay ka shaqeyso filim Comedy ah.
Dhinaca kale Karishma ayaa tilmaantay inay si xad dhaafa uga hehso mac macaanka, iyadoo farta ku fiiqday Kac Kaca iyo Ice Cream-ka.
Karishma ayaa tiri waxaan aaminsanahay inaan sida caruurta oo kale aan u raboodo mac macaanka, iyadoo sii raacisay xitaa caruurteyda anaa ka cunid badan wax yaabaha macaanka leh.
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment