Jennifer Lopez oo Stayl Ku Dishay Coco Austin Daawo Sawiro

Tuesday, 29 January 20130 comments




Fanaanada wayen ee Jennifer Lopez iyo acatarada kale ee Coco Austin ayaa tartan xaga libiska iyo staylka oo dhaxmaray waxaana looga cod badiyay actarada Coco Austin kidib markii cod loo qaaday .

Jenifer ayaa dadkii codka siiyay ku sheegeen in ay tahay fanaanad jirkeeda qurux badan yahay islamarkaan soo jiidasho leh waxa ayna tilmaameen in loo baahan yahay in codka loogu shubo iyadoo dad kor u dhaafaya 78% Codka siiyeen .



Actarada Coco Austin oo iyada nafteeda aan ka yaraysan ayaa heshay cod ka yar Codka Jinefer waxa ayna halkaa Shirkada tartankaa soo qaban qabisay oo ahayd shirkad dharka soo saarto


qaadatay Fanaanada Jenifer oo muda 3 sano ah Shirkadaa heshiis la gali doonto si ay wax soo sarkeeda ugu xayaysiiso .



Fanaanada Jenifer ayaa naf ahaanteeda ah Actarad Filimaanta soo saarto waxa ayna soo sartay filimaan badan oo Marayakan ah kuwaas oo dad badan ku xiran yihiin ilaa iyo hada waxana filimaan la soo sartay acataro badan oo ku jiro actarka reer Egalnd ee Jason Statham
 ______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved