Saxaraha U Dhexeeya Liibiya Iyo Suudan Oo Noqday “Spare Parts Of Human Body” Dhacdo Xanuun Badan+VEDIO

Friday 21 December 20120 comments


Kumanaan Soomaaliya ayaa In Ay Tahriib naftooda ku haligaan Si Nolol Wanaagsan Ugu Noolaan lahaayeen Wadamada Yurub

Dadkaasi Ayaa Qatar Xoogan kala Kulma Safarkooda Tahriib ka ah Mararka qaarna Ku Waaya Naftooda ama Xubno Qaali ah oo Jirkooda ka Mid ah waayo waxaa soo baxay burcada cusub oo ka kanacsato xubnaha bani aadamka kuwooda ugu muhiimsan, Burcadan oo ah kuwa ugu arxanka daran aduunka ayaa waxa ay jiraka bani'aadamka u furfuranayaan sida baabuurta oo kale kadibna wax ay ka iibsanayaan shirkada ay heshiis kula galeen xubnahaasi muhiimka ah

Hadaba Dhawaan ayaa Keydka Wararka Hablaha.com Waxaa Soo gaaray Muuqaal Muujinaya Tahriibayaal Kilyaha Lagala Baxay Isla Markaana Naftooda ay Qatar Ku Jirto

Halkaan Hoose Ka Daawo Isbaaro Cusub Oo Lagaa Furanayo Xubnahada Kuwa ugu Muhiimsan.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved