Darawal Rusian Ah Oo Si Dirqi Ag Ugu Badbaaday Shil Gaari Xamuul ah +(Vedio)

Friday 21 December 20120 comments


Daawo Darawalka ugu Nasiibka Badan Dawalada Ruushka Oo Si Il Biriqsi Ugu Badbaaday Shil Gaari Xamuul Ah.

Darawalkan ayaa waxa uu ka soo baxay muraayada hore ee baabuurka uu waday kadib markii ay bur  Burnurtay. 

Nasiib wanaag waxa uu banaanka yimid isagoo aanan waxba gaarin 

Halkaan hoose Ka daawo Qaabka ay wax u Dheceen




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved