Ragga Oo Aan Jecleen Hablaha Wax Ka Sheega Dhigooda iyo... Amuuro Kale (Sir Ugaar Haweenka)

Friday 7 December 20120 comments


Arimo badan ayaa jira oo ay haweenka aan si ula kaca aheyn u sameeyaan balse si weyn uga careysiisa ragga , waxa ayna tilmaamahaan saameyn ku reebaan ninka ee gabaryaheey il gaar ah u yeelo.

Ragga si weyn ayay u dhibsadaan haweenka sida weyn u canbaareeya ee wax uga sheega dhigooda kale ee haweenka mar waliba .

Sidoo kale midda hinaasaha badan oo la dhihi karo marara qaar waa ka badbadis , waxa ayna si weyn u neceb yihiin haweeneyda jecel in xilli waliba iyo goob waliba in ay garab taagnaato ninka .

Ninka ragga uma dul qaadan karo haweeneyda wax aan sidaa u sii weyneyn ku ooysa , sidoo kale haweeneyda sida weyn u jecel ka soo dukaameysiga suuqa si ka bad badis ah .

Ugu dambeyntii haweeneyda hadalka badan ninka uma dul qaadan karo ee gabaryaheey hadaad leedahay dabeecadahaan iska bedel  si ninkaada aadan u saameyn.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved