PREVIEW :Kulanka Xiisaha Leh ee Horyaalka dalka England Arsenal Vs Newcastle

Saturday 29 December 20120 comments



Kooxda Arsebal oo maanta kulan adag le ciyaari doonto kooxda Newcastle United,  oo badanaa ciyaartooyda ugu soo laabteen dhaawacyo.

Arsenal oo ciyaari kulanka Boxing Day oo dhamaan ciyaartooyda taam yahiin inee ciyaraan kulankaan .

Laurent Koscielny oo dhaawac ka soo laabtay iyo Diaby, Andre Santos dan  Lukasz Fabianski oo dhamaantooday ka soo kabsadeen dhawac laakin macalinka kooxda arsenal ayaa sheegay in laacibiintaan ee u bahan yahiin nasiino.

Kooxda Newcastle oo dhamaan ciyaartooyda Line Up-ka ku jira oo dhaawacyo ku maqan, Mike Williamson oo ganaax ku maqan , halka Vurnon Anita oo dhaawac ka soo gaaray kulankii Boxing Day ee kooxdiisa la ciyaartay kooxda United. Ilaa hada lama shaacin ina uu maqnaanaayo laacibkaan.

Dhinaca kale waxaa wali taam soo noqon Hatem Ben Arfa, Jonas Gutierrez, Yohan Cabaye, Steven Taylor  oo dhamaantooda seegi doona kulanka Arsenal.

Arsenal

Kooxda Arsenal oo dhalisay 2 gool 6-dii kulan ee ugu danbeysay ee la ciyaraan kooxda Newcastle.


Mikel Arteta ayaa leh celcelis ahaan 87 baas kulan kasta xilli ciyaareedkan, waana in ka badan ciyaaryahan kale ee ka ciyaraan horyaalka.

Ciyaartooyda kooxda Arsenal oo qaateen casaan 4-tii ugu danbeysay ee la ciyaraan kooxda  Newcastle United.

Kooxda Arsenal  ayaan 2  kulan oo isku xigta ku badinin Premier League garoonkeeda tan iyo bishii April.

                 Line Up-ka Kooxda Arsenal

Newcastle United

Kooxda Newcastle ayaa laga badiyay4-tii  kulan ee u danbeysay ee ay marti ahaayeen  Horyaalka .

Newcastle ayaa sidoo kale laga dhaliyay 2  gool  8  ka mid ah 10-kii kulan ee u danbeysay ee ay marti ahaayeen.

                       Line Up-ka Kooxda Newcastle


Saadalin Laacib24.com

Arsenal Guul: 37%
bar baro: 33%
Newcastle Guul: 30%
source:-Laacib24.com
 W/Q: Abdulhakim Som Stars 



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved