Mid kamid ah Dalalka Caalamka oo Macalimiinta Iskuulada dhiga u fasaxay in ay Hubka Qaataan++(Sawiro)

Saturday 29 December 20120 comments



Dalka Mareykanka ayaa hubeynaya macalamiinta dugsigyada hoose dhan ee dalkaas ku yaalo kadib markii ay kordheen diallaka ka dhaca Iskuulada Dlakaasi.

In kabadan 200 oo macalamiin ah oo ka kala socdey dhoor dugsi hoose oo ku kala yaala gobolada dalkaas ayaa loo furey siminaar casharo lagu siinaayo habka ay u isticmaalayaan bistooladaha si ay isaga difaacaan kuwa soo weeraro iskuulada sidii ay horeyba u dhacdey.

Clark Aposhia oo ah macalin baraayey macalamiinta habka toogashada casriga ayaa sheegey in ay ugu talagaleen arrinkaan in loogu hortago kuwa weerarka ku ah ardeyda iyo weliba macalamiinta iskuulada.

Sanadadhii2006-2007 ayaa dalkaasi waxaa ka dhacey weeraro lagu diley ardey gaareysa ilaa 34 ardey.

Hubeynta macalmiintaan ayaa ka dambeysay kaddib markii dhowaan 20 jir lagu magacaabo Adam Linza uu ku diley dugsi hoose ku yaal Newtown 26 qof oo ay 20 kamid ahaayeen carruur yar yar oo ardey ahaa.
Halkaan Ka Daawo Sawirada









______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved