Fanaanada Yurub Geenyo Oo Soo Saartay Hees Waalan oo La Magac Baxday Jaw Jaw (Daawo Muuqaalka Heesta)

Friday 28 December 20120 comments



Fanaanada codka macaan ee Yurub Geenyo ayaa soo qaaday muuqaalka heesta 'Jaw Jaw' oo ah hees aad u macaan oo muuq iyo cod intaba kala daran.

Heesta ayaa ah daadis, waxaana fanaanad Yurub u sheegtay xariifkii horay wacadka uga baxay in jawaabtiisu tahay Jaw Jaw oo wax kale aanay meesha u ool.

Waxaa kamida eryada heesta{ waxaa jira beryaha qaar sida jowhar iyo luul jaahaadu inanyahow meel iiga yeeri jiray, sownigii


jiniinkiyo cuni jirin tufaaxiga, dhinaceygu jiifkiyo sawtuu hurdaba jaray, ma markaan jiheystee kaa jeesta adigaa soo jeesaneysaa, markaan jaanta kaa rogay hadaad jamatay caashaqa kuu joojin maayee Jaw Jaw.

Halkaan ka daawo muuqaalka Jaw Jaw iyo Yurub Geenyo





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved