Odayahow deg-degayaa Maxaa Dunida Kuu Haraya Dhan uun Kaalay Noo Dhaaf – Hees Cusub

Wednesday 26 December 20120 comments



Waxaa maanta ku soo dhacay warqabadka Hablaha hees, asal ahaan loo tiriyey Siilaanyo sidaan ogaaney, waxaase koox isku magacawdey in ay yihiin Activist ay heesta u tumeen Madaxweynaha Puntland Faroole waxana ay sheegeen in siyaasiga Soomaaliyeed meelo badan iska shabbahaan, waxaa heesta tiriyey sida aan ogaaney Abwaan Ilkajiir, waxaana ku luuqeyn Cabdirashid Xamari.
Halakaan Ka Dhageyso Heesta


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved