Laacibiinta Walaalaha ah Yaya Toure iyo Kolo Toure oo Qoorta la isku Galiyay +(Video) !!

Wednesday 26 December 20120 comments


Laacibiinta Qaranka Ivory Coast una wada ciyaara naadiga Manchester City ee horyaalka dalka Ingiriiska Yaya Toure iyo Kolo Toure ayaa waxaa si Live ah qoorta iskugu galiyay Talefishinka caanka ah ee FIFA TV .
  
Laacibiintaan oo inta badan Soomaalida ay u taqaan Ciyaartooyda reer Dhaga-juun waxaa Wareeysigaan lagu weeydiiyay kan Laacibsan iyo kan cuntada si wanaagsan u karin kara.

Waxaa sidoo kale la weeydiiyay Ciyaartooydaan Walaalaha ah Xiddiga ku wanaagsan dhanka Darawalnimada waxaana afkiisa ku qirtay in laga badiyo dhanka Darawalnimada ciyaaryahan Yaya Toure.

Ciyaaryahan Yaya Toure waa Laacibka qaaday Xiddiga ugu wanaagsan Qaarada Africa 2 sano oo xiriir ah balse Walaalkiis Kolo Toure ayaa waxa uu aaminsan yahay in uu ka Laacibsan yahay Walaalkiisa ka yar Yaya Toure.

Halkaan Ka DaawoXiddigahaan Walaalaha ah oo Qoorta la isku galiyay



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved