Maxay Samaysay Markii Ay U Carootay Ninkeeda??+(Video) Daawo Adaa Yaabi Doonee

Monday 10 December 20120 comments

Waligaa Xaaaskaada Saan Oo Kale Maalin Makaaga carootay?
Jawaabtaada haa Hadeey Tahay, Maxaysa ahayd Jawaaab celinta ay ku Dhaqaaqday Xaaskaada?.

Bal nala daawo Video-wgan Qaabka Haweeneydan  Ugu Xanaaqday  Seygeeda Waxa ay sameeysay.

Waxa ay Caradeeda Kala Dul Dhacday Baabuurkii ninkeeda Ayadoo Ka bilaawday Taarigada baabuurka, Waxa ay wada Xarxariiqday baabuurkii oo Dhan Ayadoo Dooneysa In ay Ka Qaado Rinjiga Baabuurka markii ay dhamaysatay howsheediina waxay isaga dhaqaaqday goobtii.

Halkaan Ka Daawo HaweenaydanCillkii ay Ninkeeda u Qabtay Iyo Halkii ay Kala Duldhacday


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G.  Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved