Kulankii Madaxweeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo dhigiisa Kenya Mwai Kibaki Oo Arrima Badan Ay Kaga Hadleen+(Video)

Saturday 22 December 20120 comments



Labada madaxweyne ayaa muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin kulankooda waxaana ay halkaa ka sheegeen in ay isku afgarteen waxyaabo badan oo ay kulankooda uga wadahadleen, waxaana ay qireen in ay danta labada wadan ku jirto hadba sida ay u wada shaqeeyaan.

Heshiiska madaxweynayaashu ay gaareen waxaa ku jiray in la iska kaashado dhanka amaanka iyo dhaqaalaha isla markaana qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya dib loogu celiyo dalkoodii.

Muuqaalkaan marka aad daawato waxaad dareemeysaa in ay wax badan iska badaleen qaabkii ay Kenya ula macaamili jirtay madaxda Soomaaliyeed.

Halkaan Hoose Ka Daawo





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved