Nin Mareeykan ah Oo Dad Badan Ku Cabsigalinaya In Duufaanta Tsunami Ay Ka Dhici Rabto Goobaha Ay Joogaan Iyagana Inta Ay Rumeeysateen Ay Daba Cararaya+(Video)

Saturday 22 December 20120 comments



Nin dhamaadka dunida ka dhigtay dheel dheel & dad run u qaatay oo daba cararaya

Qolo gaar ah ayaa taariikhdooda ay ka tageen dadkoodii hore ay qoreysaa in Shalay oo ahayd 21/12/2012 ay tahay maalintii Ugu Ee  uu aduunka dhamaanayo,

Dadbaa Arintaasi Rumaystay oo Naftoodii Qal qalgashay Iyagoo Qaarka Mid ah Dadkaasi Ay Ku Sigteen In ay Naftooda Gooyaan Inta ay Arki lahaayeen  Il xumo.

       Halkaan Hoose Ka Daawo





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved