Fadeexa Daawo Video :- Naag Ninkeeda Ugu Dul Timid Isagoo Naag Kale La Galmoonaya. Kadib Goobta .Maxaa Ka Dhacay?

Monday 17 December 20120 comments



Dhawaan dalka kenya waxa Ka Dhacay Dhacdooyin Is xiga Kuwaasi oo aad warbaahinta dalka kenya wax uga Qortay.

Hadaba Dhacdo  Dhawaan dalka kenya ka Dhacaday ayaa hayad kadib markii nin naag galmo Lasamaaynayey Isku dhagheen.

Iyadoona Siweyn Arintasai Fadexad ugu Noqotay labadaasi Ruux,waxaana Lasheegay Inay Arin tani ka imaaty  Ninka oo Falay Naagta.

hadaba Baryahani waxay warbaahinta Kenya hadal haysaa Nin Kale oo Isagoo U galmoonaya Naag uusan qabin Ugu Imaday naagtiisi waxana Ninkaasi dhawaan Maxkamad lasoo tagey Danbi Lagu xukumay maxkamad ku taalo dalka kenya.

Aabahani oo Laha 4 Caruura Ayaa Xili Duhura waxa uu Isku dayey Inuu falkani Ku sameeyo Guriga uu daganaa lakiin waxa nasiib xumo Ahayd markii Xaaskiisi Sikadis Albabkii Ku Soo furtay..




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved