
Liverpool ayaa heshiis la gaartay Chelsea oo ku aadan 23 jirkaan u ciyaara xulka England, waxaana ay heshiis ciyaaryahanka kula gaareen mushahar 60 kun ginni isbuucii ah.
Si kastaba, waxa ay u badan tahay inaan heshiiska lagu dhawaaqi doonin ilaa iyo inta uu suuqa kala iibsiga ka furmayo bisha Janaayo.
Ciyaaryahankii hore ee Manchester City ayaa todoba kulan horyaalka u saftay Chelsea xilli ciyaareedkan, isagoo dhaliyay hal gool.
Kulankiisii ugu danbeysay ee horyaalka ee uu safto waxa ay aheyd kulankii Blues ay guuldarada 2-1 ka soo gaartay West Brom 17kii November.
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment