Daawo Waraysiga Nimco Dareen Oo Ka Qoomamaysay Hees Ay Ku Weerartay Dowlada Ethiopia+ (Video).

Tuesday 25 December 20120 comments



Fanaanada Nimco Dareen oo waraysi gaar ah siinaysay idaacad kutaala jigjiga ayaa ka hadashay qaabkii loo dilay iyo dadkii dilayba sidoo kale Nimco Dareen waxa ay ka hadashay dilkan sababihii ka danbeeyay iyo iyadoo ka shalaynaysa hees ay ku luqeysay oo u muuqatay in ay ku weerartay  Dowlada Ethiopia.

Nimco Dareen oo kusheegtay wareysigeeda in heeskaasi lagu qalday oo laga dhaadhiciyay wax been ah oo ka fog xaqiiqda xaalada soomaalida galinka shanaad nimco Dareen ayaa bogga ay kuleedahay facebooka kusoo daabacday hadalo ay ka mid yihiin

"" Waxa Ayaan daro ah in lagugu dilo Guriga Hooyadaa maxaad u tagaysaa, anu hadaan dadkeyga iyo dalkeyga imid oon Nabada dhinac


ka raacey ma aha in Dumar ahaan la ii xoog sheegto waxaanan ka xumahay in UBO ku xoroobeyso Nimco dilitaankeeda e dee hadii Dagaal la rabo LIYU BOOLIS waa buuxa codkeygana hadaan 1 qof wax ugu tarayo ma joojinayee waan wadayaa Illaahay mooye cid kalena kama baqayo!! ""

Halkaan Ka Daawo Waraysiga

_____________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved