Wasiirad Maryan Qaasim ee Oohinta ka Keentay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanadiisa. (Dhageyso khudbadda)

Friday 16 November 20120 comments

Drs. Maryam Qaasim

Drs Maryan Qaasim waa wasiir ka mid ah xukuumada cusub ee Soomaaliya, waxaana ay shalay jeedisay khudbad ilimo badan ka keentay gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari, Xildhibaanada, wasiirada iyo Ra’iisul wasaaraha.



Khudbada waxay ahayd mid dhinacyo badan taabaneysay, waxaana looga hadlay arimo badan oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo doorka looga baahanyahay madaxda dowladda Soomaaliya.


HALKAAN KA DHAGEYSO KHUDBADA.



Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved