Nin Xubintiisa Taranka ku Duray Saliid, Tolow Maxaa Sababay? !!!(Akhri)

Tuesday 20 November 20120 comments


Bangkok (Hablaha.com) – Nin u dhashay wadanka Thailand ayaa loola cararay isbitaal ku yaala magalaada caasiamada u ah dalkaasi ee Bangkok kadib markii saliid uu ku duray xubintiisa taranka.


Maxaa ku kalifay ninkaasi in uu xubintiisa taranka uu ku duro saliid qumbaha?
Ninkaasi oo 50 jir ah ayaa waxa uu doonayeen in wayn ka dhigo xubintiisa taranka saas dartedna uu ku duray saliid qumbaha.


Wargeyka Bangkok Post ayaa ku waramaya in ninkaasi uu falkani ku dhaqaaqay lix bilood ka hor balse loola cararay isbitaal kadib markii ay si xun u barareen xaninyihiisa.

Horay ayuu diiday in uu aado isbitaal si loo eego xaaladiisa caafimaad, balse iminka dhaqaatiirta gacanta ku heysa kiiskiisa ayaa sheegay in ay tahay xubinta taranka laga gooyo maadama laga helay cudurka Kansarka.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved