Wiil Caqli Badan Oo Madaxweeyne Obama Ka Yaabsaday, Muxuu Sameeyay+(VEDIO)

Tuesday 20 November 20120 comments


Jacob Philadelphia waa Wiil aad u yar oo hadane aad u Caqli badan waxaana Wiilkaan lagu sheegay Aktiv marka uu hadlayo u qaab eg qof qaangaar ah gaar ahaan waxa uu u hadlaa sida Siyaasiinta.

Wiilkaan yar oo laga yaabay sida uu dadka wax ugu Sharaxaayo ayaa waxaa loo geeyay Madaxweenaha dalka Mareeykanka Mr.President Barack Obama oo ku sugnaa Aqalka cad ee laga maamula dalka Mareeykanka (the White House).


 Wilkaan oo la sheegay in uu Mustaqbalka dhaw noqon doono Siyaasi u war badan sida Madaxweeyne Barack Obama ayaa markii uu Madaxweeyne Obama kula kulmay Aqalka cad ee dalka Mareeykanka waxa uu ku amray in uu mar uun taabto Madaxa iyo Timaha Madaxweeyne Obama maadaama uu Rajeenayo sidii uu ku noqon lahaa Mustaqbalka Dhaw Madaxweene Maamula dalka Mareeykanka gaar ahaan mid Madoow waxaana Wiilkaan yar oo ka soo jeeda Qoowmiyada Madow ee dalka Mareeykanka lagu fadhiisiyay Kursiga laga maamula dalka Mareeykanka ee yaala Aqalka Cad (the White House).

 Halkaan Hoose Ka Daawo Wiilkaasi Yar Adigaa Yaabi Doonee

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved