Layaabka Dunida:- Maroodi Ku Hadlaya Luuqada Korean-ka+(DAAWASHO)

Friday 23 November 20120 comments


Korea, (Habla.com)-Maroodigan oo Lagu magacaabo Koshik Ayaa waxa uu ka mid yahay Maroodiyaasha Lagu Xanaaneeyo Beerta xanaanda Ee Korean Zoo.


Koshik ayaa waxaa  uu bartay dhowr arey oo ka mid ah luuqada korean-ka sida Hello, sitdown,iyo Good, Maroodiga Koshik ayaa waxa ay ku qaadatay in uu luqadan barto ilaa iyo 2sano.

Qaar kamid ah tababaraayshiisa ayaa waxa ay sheegeen in Koshik hormar ka gaaray Luuqada waliba uu hagaagay dhawaaqiisa isaga oo ugu dhawaqaya  dhawaaqaya arega sida saxda bani aadamkuna ay fahmi karaan.


Bal nala daawo Koshik oo Ku Dhawaaqaya ereyga Good(wanaag ) oo Dhawaaqeeda Korean-ka uu yah sidan 좋은 ( Joowa), inkastoo Koshik uusan Lahayn  Farooryo u sahla dhawaaqa Hadana sifiican ayuu ugu Dhawaaqayaa Ereygaas

DAAWASHO WACAN

Hablaha.com

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved