Bank Ku Yaala Magaala Kutaalo wadanka Pakistan Oo Lagu Arkay Qisso Aad Qosol Badan +(VIDEO).

Friday 23 November 20120 comments


Magaalada Karachi ee dalka Pakistan waxaa ku nool malaayiin ruux oo dad ah, waxaana meel kasta oo dadku ku badan yahay lagu arkaa waxyaalo qosol badan oo hadana u dhaca si la yaab leh.


Hablaha.com oo Soo Xiganaysa Warbaahin soo bandhigtay VIDEO kaa yaabin doona kaasi ku tusaya nin u dhashay dalka Pakistan oo awood u waayey in uu iska furo Al-babaab Bank isla markaasna si Mucjiso leh ku maray Al-baabkii bankiga.

Halkaan Hoose Ka Daawo Dhacdadaasi Qosolka Badan


Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved